Cristiano Ronaldo oo Xalay jabiyay rikoorkii caalamiga ahaa ee Ali Daei 15 sano kadib

Photo by Srdjan Stevanovic/Getty Images) Cristiano Ronaldo ayaa jabiyey rikoorkii gooldhalinta caalamiga ahaa ee Ali Daei 15-sano kadib markii uu u dhaliyay Portugal goolkiisii ​​110-aad. 36-sano jirkaan ayaa barbareeyay dhibcihii Daei ee Euro-ga xagaagan wuxuuna rikoor-jebinta ka sameeyay The Republic of Ireland ciyaartii isreebreebka Koobka Adduunka ee xalay. Markii uu ku soo laabtay Manchester United, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII