Czech Republic Oo Iska Xaadirisay Wareegga 8-da Ee Euro 2020, Holland Ayay Garaaceen

Czech Republic ayaa guul  ay u qalantay waxa ay ka gaareen Holland oo ciyaarta ku dhameysatay 10 ciyaaryahan ka dib kaarka casaanka ee laga siiyay De Light , waxa ayna uga talaabsadeen laab gool oo nadiif ah . Sheekada labada qeyb : Qeybta hore waxa ay labada qaran Holland iyo Czech Republic soo bandhigeen ciyaar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII