Daafac ka tirsaan jiray Faransiiska oo geeriyooday isagoo 39 sano koomo ku jiray

Daafacii hore ee France iyo Paris St Germain Jean-Pierre Adams ayaa geeriyooday isaga oo 73 jir ah kadib markii uu 39 sano koomo ku jiray. Adams oo ku dhashay Senegal, oo u soo ciyaaray PSG intii u dhaxeysay 1977 iyo 1979 una saftay 22 kulan xulka dalkiisa uu korsaday, ayaa qalliin jilibka ah lagu sameeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII