Daafaca Barcelona Pique hadii uu Messi baxay: Noloshu Caadi ayay u soconeysaa

Barcelona isku mid ma noqon doonto ka dib bixitaankii Lionel Messi, sida uu qirtay Gerard Pique . Ka dib guushii 3-0 ee Juventus ee Joan Gamper Trophy, daafaca dambeedka dhexe Pique ayaa sheegay in kooxdu “ay u baahan tahay inay la qabsato iyadoo uusan Messi ku jirin kooxda. “Waa iska cadahay, dhanka kartida ma ahaan doono sidii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII