Daafaca dambeedka bidix ee Chelsea James oo qirtay inuu dagaal weyn ugu jiro booska England

Photo/Reuters Daafaca dambeedka bidix ee kooxda Chelsea Reece James ayaa qirtay inuu wajahayo loolan adag si uu u sii haysto booskiisa xulka England. Iyada oo loolan adag loogu jiro boosaska daafaca midig, James wuxuu rumeysan yahay wadajirka kooxda oo dhan, ha ciyaaro ama ha ciyaarin, waa arrin muhiim ah. “waxaad dooneysaa inaad qabato shaqadaada oo aad ciyaarto marka aadan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII