Daafaca dambeedka bidix ee Man Utd Laird ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo Swansea City

Daafaca Manchester United Ethan Laird ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo Swansea City . The Manchester Evening News ayaa sheegeysa in Laird uu qarka u saaranyahay amaah ahl xili ciyaareed uu ugu dhaqaaqayo Swansea. 20-jirka daafaca midig ka ciyaara, ayaa iftiimiyay xilli ciyaareedkii hore MK Dons, ayaa u muuqda inuu dib ula midoobi doono tababarihiisii ​​hore Russell Martin , kaasoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII