Daafaca Juventus Bonucci oo ka xumaaday inuu arko Messi oo ka tagaya Barcelona

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Daafaca Juventus Leonardo Bonucci ayaa qirtay inuu ka xun yahay inuu arko Lionel Messi oo ka tagaya Barcelona . Xiddiga reer Argentina ayaa ku biiray kooxda PSG ee Dalka France heshiis labo sano ah. Bonucci ayaa sheegay saaka: “ run ahaantii waxay u muuqatay inuu sii joogi karo, markaas waxaa jira xeerar ay tahay in la ixtiraamo, nasiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII