Daawo: Bruno Ferandes iyo Ronaldo oo Jesse Lingard ku Qasbaya in uu Dabaal-dago, go’an nuucee ayuu qaatay

Cristiano Ronaldo iyo Bruno Fernandes ayaa isku dayay inay ku qasbaan Jesse Lingard inuu ku dabbaal-dego kooxdiisii hore ee West Ham United oo uu gool ka dhaliyey dhamaadka ciyaartii ay London Stadium ay ku garaaceen 1-2. Jesse Lingard oo beddel kusoo galay ayaa daqiiqaddii 89aad waxa uu Manchester United u dhaliyey goolka guusha laakiin waxa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII