Daawo: Goolasha U Tartamaya Goolkii Ugu Quruxda Badanaa Premeir League Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday

Waxa la soo saaray goolasha u tartami doona goolkii ugu quruxda badanaa ee laga dhaliyay premier League xlli ciyaareedkii dhamaaday. Tartanka xilli ciyaareedka ayaa laga dhaliyay goolal aad u badan xilli ciyaareedkii 2020/2021 laakiin kaliya 9 gool ayaa u tartamaya in loo doorto goolka ugu qurux badan xilli ciyaareedka. 9-ka gool ayay kala dhaliyeen xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII