Daawo: Goolashii Ugu Quruxda Badnaa Ee Laga Dhaliyay Champions League Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday.

Waxa si Rasmi ah Sabtidi loo soo afjaray tartanka champions leaue xilli ciyaareedkan iyada oo ay kooxda Chelsea markii 2-aad ee taariikhdooda ku guulaystay koobka dhagaha weyn. Xiddiga Kai Havertz ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay ku badisay kooxda Chelsea isaga oo kooxdiisa u hibeeyay koobka goolkiisii ugu horeeyay ee uu ka dhaliyay champions league […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII