Daawo: Goolka Loo Doortay Goolkii Ugu Quruxda Badanaa Xilli Ciyaareedka Premeir League, Arsenal Ayaa Laga Dhaliyay

Goolkii uu xiddiga Kooxda Tottenham ee Erik Lamela ka dhaliyay Arsenal ayaa loo doortay goolkii ugu quruxda badnaa xilli ciyaareedka premier League 2020/2021. Erik Lamela Ayaa si cajiib ah uga dhaliyay Arsenal goolka xilli ay waliba lama filaan ku noqotay taageerayaasha qaabka uu u dhaliyay maadama ayna cidna ka filayn. Lamela ayaa kubada ku helay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII