Daawo: Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Ilaa Haatan Laga Dhaliyay Tartanka Euro 2020.

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka Czech Republic ee Patrik Schick ayaa dhaliyay goolkii ugu quruxda badanaa ee laga dhaliyo tartanka Euro 2020 ilaa haatan kadib markii uu ka dhaliyay xulka Scotland. Xiddiga Patrik Schick ayaa kubada ka laaday meel aad uga fog goolka kadib markii uu arkay Goolhayaha xulka Scotland oo ka soo baxdan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII