Daawo: Kevin De Bruyne Oo Oohin Is Qaban Waayay Markii Dhaawaca Looga Saaray Final-ka Champions League.

Xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne ayaa dhaawac uga baxay final-ka champions League qaybtii dambe ee ciyaarta kadib markii ay isku dheceen xiddiga chelsea ee Antonio Rudiger. Kevin De Bruyne ayaa ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican kooxda Man City isaga oo u dadalayay in ay kooxdiisu dhaliso goolka bar-baraha xilli looga hor maray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII