Daawo: Lionel Messi Oo Gool U Dhaliyay Xulka Qarankiisa Argentine Oo Bar-Baro La Galay Xulka Chile Kulamada Is Reeb-Reebka Koobka Adduunka.

Xulka qaranka Argentine ayaa bar-baro niyad jab leh la galay xulka Chile kulamada is reeb-reebka koobka adduunka Qatar 2022. Kulanka ayaa ku dhamaaday bar-baro 1/1 ah iyada oo uu Goolka u dhaliyay xiddiga Lionel Messi ka hor inta uuna Alexis Sanchez dhalin goolka bar-baraha ee xulka qarankiisa. Daqiiqadii 24-aad ayuu Lionel Messi hogaanka u dhiibay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII