Daawo: Qaabka Ay Barcelona Camp Nou Ugu Soo Bandhigtay Sergio Aguero

Xiddiga Sergio Aguero ayaa si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah kadib markii uu maanta qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Camp Nou. Barcelona ayaa si Rasmi ah xiddiga ugu soo bandhigtay garoonka Camp Nou isaga oo markii ugu horaysay lagu arkay maaliyada kooxda Barcelona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII