Daawo: Qaabkii Ay Taageerayaasha PSG U Soo Dhaweeyeen Sergio Ramos

Daafaca Sergio Ramos ayaa soo dhawyn cajiib ah kala kulmay taageerayaasha kooxdiisa Cusub ee PSG Kuwaas oo si weyn u soo dhaweeyay kadib markii uu ku biiray kooxdooda. Maanta ayay PSG si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga reer France kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray kooxda Real madrid dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII