Daawo: Waxa Uu Xiddiga Leicester City Ee Daniel Amartey Ku Sameeyay Calanka Chelsea Kadib Markii Ay Kooxdiisu Ku Guulaystay FA Cup-ka.

Xiddiga kooxda Leicester City ee Daniel Amartey ayaa Ixtiraam daro ku sameeyay Calanka kooxda chelsea kadib final-kii FA Cup-ka ee xilli ciyaareedkan. Leicester City ayaa chelsea ku garaacday Final-ka FA Cup-ka kulan ka dhacay garoonka Wembley iyaga oo markii ugu horaysay ee taariikhdooda ku guulaystay koobka FA Cup-ka. Kadib markii ay ciyaartu dhamaatay xiddiga Daniel […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII