Daniel Ek Oo Isku Diyaarinaya Dalab Cusub Oo Uu Ku Doonayo In Uu Iibsado Arsenal.

Agaasimaha guud ee Spotify Daniel Ek ayaa lagu soo waramayaa inuu qorsheynayo isku day labaad oo uu ku doonayo inuu ku iibsado kooxda Arsenal. Kadib fashilkii ay kooxdu ku fashilantay ka qayb galkii tartanka European Super League Taageerayaasha Arsenal ayaa si joogto ah uga soo hor jeeday milkiilayaasha kooxda. Daniel EK oo ah taageere Arsenal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII