Daniel Levy oo diiday inuu hoos u dhigo qiimaha Harry Kane ee £ 150m’

Gudoomiyaha kooxda Tottenham Hotspur Daniel Levy ayaa lagu soo waramayaa inuu diidan yahay inuu hoos u dhigo qiimihiisa 150 milyan ginni ee bartilmaameedka Manchester City Harry Kane . Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa la rumeysan yahay inay dalab 100 milyan oo ginni ah ka gudbisay – iyadoo kaliya 75 milyan oo ginni lagu ballan qaaday afka hore – laga diiday kabtanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII