David Alaba Oo Lagu Arkay Madrid Ka Hor Inta Uuna Dhamaystirin Heshiiska Uu Ugu Biirayo Real

Daafaca bidix ee kooxda koowaad ee Bayern Munich, David Alaba, ayaa yimid caasimada Spain, “Madrid” shalay, Talaadadii, isagoo durba isku diyaarinaya heshiiska rasmiga ah ee Real Madrid sida ay sheegayaan wararku. Heshiiska Alaba ee Bayern Munich ayaa dhici doona 30 bisha dambe waxana uu xiddiga reer Austria shaaciyay in uu isaga tagi doono Bayern Bayern […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII