David Luiz Oo Maamulka Arsenal Ku War Galiyay Go’aan Ku Saabsan Mustaqbalkiisa.

David Luiz ayaa ka tagi doona kooxda Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedkan kadib wadahadalo uu maanta la qaatay kooxda. Wargayska Sportsmail ayaa sheegaya in uu daafaca khabiirka ah maanta u sheegay maamulka kooxdiisa in uu doonayo in uu isaga tago kooxda xagaaga. Ka tagista Luiz ee Arsenal ayaa lagu dhawaaqi doonaa marka uu dhoco heshiiskiisu bisha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII