Dayot Upamecano Oo Kashifay In Uu Ku Dhawaaday Saxiixa Man United Isaga Oo 17 Sano Jir Ah & Sababtii Uu U Diiday.

Dayot Upamecano ayaa ka hadlay sida uu u diiday fursadii uu ugu biiri lahaa Manchester United isagoo 17 jir ah. Xiddiga 22 jirka ah ayaa haatan lagu qiimeeyaa daafacyada ugu fiican adduunka waxana uu xagaaga ku biiri doonaa kooxda Bayern Munich kadib markii ay dhamaystirtay saxiixooda. Bayern Munich ayaa bixisay lacagta lagu bur-burin karo heshiiskiisa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII