Declan Rice oo diiday Dalabyada lagu kordhinayo Qandaraaskiisa Kooxda Westham

Declan Rice ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu diido dalab kasta oo lagu kordhinayo qandaraaskiisa West Ham United , maadaama uu rajeynayo inuu u dhaqaaqo koox weyn. Chelsea iyo Manchester United ayaa si aad ah loola xiriirinayay 22 jirkaan, halka Manchester City ay sidoo kale isha ku heyso xiddiga qadka dhexe iyagoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII