DEG-DEG: Ac Milan Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Olivier Giroud

Kooxda Ac Milan ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara ee Olivier Giroud kaas oo ay kala wareegtay kooxda chelsea. Kooxda Ac Milan ayaa xaqiijisay in uu Olivier Giroud qalinka ku duugay heshiiska uu ugu biiray kooxda isaga oo isaga tagay kooxda Chelsea oo uu muddo la joogay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII