DEG-DEG: Arsenal Oo Brighton Kala Heshiisay Saxiixa Ben White

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambayn Brighton kala heshiisa saxiixa daafaca dhexe ee Ben White sida ay sheegayaan wararku. Gunners ayaa ogolaatay in ay bixiso lacagta 50-ka milyan ee ay dalbanayso kooxda Brighton si ay u iibiso xiddiga reer England xagaagan. Arsenal ayaa ogolaatay kadib markii ay ku fashilantay laba dalab oo hore kuwaas oo kaal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII