DEG-DEG: Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Manuel Locatelli, Laakiin….?

Maamulaha kooxda Sassuolo Giovanni Carnevali ayaa xaqiijiyay in Arsenal ay si rasmi ah dalab uga gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manuel Locatelli ka dib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay tartanka euro 2020. Xiddiga khadka dhexe ee Locatelli ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tartankii euro 2020 isaga oo xulkiisa Italy […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII