DEG-DEG: Arsenal Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Emile Smith Rowe

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in uu xiddiga Emile Smith Rowe qalinka ku duugay heshiis cusub oo wakhti fog ah oo uu ku sii joogi doono kooxda. Xiddiga khadka dhexe ayaa la joogay Arsenal tan ilaa markii uu 9 sano jirka ahaa isaga oo soo maray Akademiyada kooxda una soo ciyaaray xiddigaha da’yarka kooxda. Xiddiga ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII