DEG-DEG: Arsenal Oo Heshiis Wakhti Fog Ka Saxiixatay Kieran Tierney

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay heshiis cusub oo wakhti dheer ah ka saxiixatay xiddiga daafaca Bidix ka ciyaara ee Kieran Tierney. Kieran Tierney Ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Arsenal isaga oo qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu kooxda kula joogi doono muddada soo socota. Xiddiga Kieran Tierney ayaa Arsenal ku soo biiray xagaagii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII