DEG-DEG: Arsenal Oo Laga Diiday Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gubdisay Xiddig Ka Ciyaara Premier Leageu Laakiin…

Arsenal ayaa Laga Diiday Dalab Rasmi ah oo ay ka gudbisay daafaca dhexe ee kooxda Brighton ee Ben White sida ay sheegayaan wararka haatan ka imanaya dalka England. Kooxda Arsenal ayaa suuqa ugu jirta daafac dhexe kadib markii ay Iska Fasaxday David Luiz oo qaab xor ah uga tagay markii uu dhacay heshiiskiisa kooxda Arsenal. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII