DEG-DEG: Arsenal Oo Laga Diiday Dalab Waali Ah Oo Ay Ka Gudbisay Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican Oo Ka Ciyaara Premier League.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in laga diiday dalab 70 milyan ah oo ay ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Leicester City ee James Maddison sida ay sheegayaan wararku. Gunners ayaa xiiso xoogan u muujisay saxiixa xiddiga reer England oo ay u doonayso in ay ku xoojiso khadka dhexe ee kooxdeeda xilli ciyaareedka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII