DEG-DEG: Arsenal & Roma Oo Ka Heshiiyay Saxiixa Granit Xhaka

Granit Xhaka ayaa ku sii dhawaanaya in uu ka tago kooxda Arsenal kadib markii ay kooxaha Arsenal iyo Roma ka heshiiyeen qiimaha xiddiga. Xiddiga khadka dhexe ayaa noqon doona saxiixa ugu horeeya ee Jose Mourinho suuqa xagaagan ee kooxda caasimada Italy. Wargayska Corriere dello Sport ayaa sheegaya in ay kooxda Roma kor u qaaday dalabkii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII