DEG-DEG: Ashley Young Oo Ku Soo Laabtay Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Biiray?

Xiddigii hore ee kooxda Man United Ashley Young ayaa ku soo laabtay Premier League isaga oo ku biiray kooxda Aston Villa ugana yimid kooxda Inter Milan. Xiddiga 35 jirka ah ayaa lala xidhiidhinayay kooxo premier League ah tan ilaa markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray kooxda Inter Milan. Laakiin kadib markii uu iska diiday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII