DEG-DEG: Barcelona Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Memphis Depay.

Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Memphis Depay kaas oo qaab xor ah ugu soo biiraya kooxda 30 bisha June. Saxiixa Memphis Depay ayaa noqday saxiixii 3-aad ee ay kooxda Barcelona kadib markii ay horay ula soo saxiixatay xiddigaha Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Emerson Royal. Xiddiga 27 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII