DEG-DEG: Barcelona Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Sergio Aguero.

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sergio Aguero kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay kooxda Man City. Xiddiga 32 jirka ah oo 33 jir noqon doona bisha June ayaa qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku sii joogi doono kooxda ilaa xagaaga 2023 waxana heshiiskiisa lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII