DEG-DEG: beIN SPORTS Oo Xaqiijisay In Ay Barcelona Dhamaysirtay Saxiixa Sergio Aguero

Shabakada “beIN SPORTS” ayaa xaqiijisay in Barcelona dhamaystirtay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City ee Sergio Aguero. Aguero ayaa ka tagay Manchester City dhamaadkii xilli ciyaareedkan kadib markii uu kula guulaystay Premier League iyo Caraboa Cup isla markaasna la gaadhay Final-ka champions League. Shabakada “beIN SPORTS” ayaa ku soo qortay barteeda rasmiga ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII