DEG-DEG: Borussia Dortmund Oo Xaqiijisay In Uu Jadon Sancho Ku Biirayo Man United.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa xaqiijisay in ay kooxda Man United kala heshiisay saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee Jadon Sancho kaas oo ku biiri doona Red Devils suuqa xagaagan. Agaasimaha Kooxda Borussia Dortmund ee Watzke ayaa xaqiijiyay in ay kooxda Dortmund Man United heshiis kala gaadhay saxiixa xiddiga reer England ee Jadon Sancho. Isaga oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII