DEG-DEG: Gareth Southgate Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa England Kadib Markii Laga Qaaday Euro 2020.

Tababare Gareth Southgate ayaa xaqiijiyay inuu doonayo inuu England ku hogaamiyo Koobka Aduunka ee 2022 ee Qatar inkasta oo xulka qarankiisa laga qaaday tartanka Euro 2020. Tababaraha xulka saddexda Libaax ayaa xulkiisa ku hogaamiyay Final-ka koob weyn markii ugu horaysay tan ilaa 1966 kadib markii uu xulkiisa geeyay final-ka euro 2020. Haatan Southgate ayaa xaqiijiyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII