DEG-DEG: Harry Kane Oo U Gooyay Tababarka Tottenham Si Uu Kooxda Ugu Qabso In Ay Iibiso Xagaagan.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday in uu soo xaadiro tababarka kooxda kadib markii uu soo dhamaystay fasaxii xagaaga. Kabtanka reer England ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Tottenham suuqa xagaagan iyada oo si weyn loola xidhiidhinayo kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII