DEG-DEG: Inter Milan oo Dhamaystirtay Saxiixa Hakan Calhanoglu

Xiddiga Hakan Calhanoglu ayaa Si Rasmi ah ugu biiray kooxda Inter Milan kadib markii uu qaab xor ah uga tagay kooxda Ac Milan isaga oo ogolaaday heshiis uu sanadkii ku qaadan doono 1 milyan oo euro. Xiddiga reer Turkey ayaa qalinka ku duugay heshiis 3 sano ah oo uu ku qaadan doono 5 milyan marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII