DEG-DEG: Inter Milan Oo Ka Jawaabtay Dalab Rasmi Ah Oo Ay Arsenal Ka Gudbisay Saxiixay Lautaro Martínez.

Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab ay Arsenal ah oo ka koobnaa xiddigaha Hector Bellerin ama Alexandre Lacazette iyo waliba lacag kaash ah oo ay ku donaysay weeraryahanka Lautaro Martínez. Sida laga soo xigtay wargayska Gazzetta, Inter Milan ayaa doonaysa in ay qaab amaah ah ku keento xiddiga Bellerin laakiin ma doonayso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII