DEG-DEG: Jadwalka Kulamada Ugu Horeeya Ee La Liga Xilli Ciyaareedka 2021/2022 Oo La Shaaciyay.

Maamulka Horyaalka La Liga ayaa si Rasmi ah u shaaciyay jadawlaka kulamada horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2021 kaas oo  bilaaban doona 15/8/2022. Kooxda Atletico Madrid ayaa difaacashada horyaalka La Liga ku bilaaan doonta la ciyaarista kooxda Celta Vigo iyaga oo doonaya in ay difaacdaan horyaalka ay ku guulaysteen xilli ciyaareedkii hore. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII