DEG-DEG: Jose Mourinho Oo Ku Soo Laabtay Shaqada Tababaranimo, Koox Weyn Ayuu Heshiis U Saxiixay.

Tababarihii hore ee kooxda Tottenham Jose Mourinho ayaa heshiis Rasmi ah u saxiixay kooxda Roma si uu u noqdo tababarohooda cusub isaga oo qalinka ku duugay heshiis 3 sano ah. Kadib markii ay kooxda Roma xaqiijisay in uu tababareheeda haatan ee Paulo Fonseca ka tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan waxa ay haatan xaqiijisay in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII