DEG-DEG: Juventus Oo Shaqada Ka Caydhisay Andrea Pirlo & Allegri Oo Ku Soo Laabanaya Kooxda

Kooxda Juventus ayaa si Rasmi ah shaqada uga cayhisay tababare Andrea Pirlo kadib hal xilli ciyaareed oo uu kooxda hogaamiyay. Kooxda Juventus ayaa ku fashilantay in ay ku guulaysto horyaalka Serie A-da markii ugu horaysay muddo 9 sano ah iyaga oo ku dhamaystay kaalinta 4-aad ee xilli ciyaareedka. Pirlo ayaa sidoo kale ku fashilmay in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII