DEG-DEG: Koox Weyn Oo Reer Yurub Ah Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Sergio Ramos.

Sida laga soo xigtay Sportmediaset, Roma ayaa u soo bandhigtay Sergio Ramos heshiis uu sanadkii ku qaadanayo 7.5 milyan euro laakiin xiddigii hore ee Real Madrid ayaa waydiistay wakhti si uu uga fiirsado dalabkooda. Xiddiga 35 jirka ah ee Sergio Ramos ayaa isaga tagay Real Madrid kadib markii uu heshiis cusub la gaadhi waaay kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII