DEG-DEG: Kooxda PSG Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Gianluigi Donnarumma

Kooxda PSG ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Goolhaye Gianluigi Donnarumma kaas oo kooxda kaga soo biiray Ac Milan kadib markii uu dhacay heshiiskiisa kooxdu. Goolhayaha 22 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo uu kooxda reer France ku joogi doono ilaa xagaaga 2026 isaga oo noqday saxiixii ugu dambeeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII