DEG-DEG: Laba Xiddig Oo Muhiim U Ah Xulka Qaranka England Oo Karantiil Lagu Qasabay Ka Hor Kulanka Czech Republic

Qorshihii Tababaraha xulka qaranka England Gareth Southgate ee isku diyaarinta kulanka Czech Republic ee tartanka Euro 2020 ayuu khal-khal weyn soo galay kadib markii karantiil la galiyay xiddigaha Maon Mount iyo Ben Chilwell. Xidhiidhka Kubada cagta Scotland ayaa bilowgii maanta ku dhawaaqay in xiddiga Billy Gilmour galay karantii 10 maalin ah kadib markii xanuunka Korona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII