DEG-DEG: Lionel Messi Oo Iska Diiday In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Barcelona & Xaalada Oo Meel Xun Maraysa

Idaacada RAC1 ayaa qarxisay lam filaan cusub oo ku saabsan heshiis kordhinta Lionel Messi ee kooxd Barcelona. Shabakada MARCA aya sheegaysa in ay jiraan is badalo ka soo baxay heshiis kordhinta Lionel Messi iyada oo uuna jirin wax heshiis ah oo dhexmaray xiddiga iyo Koxoda Barcelona. Idaacada RAC1 ayaa haatan sheegaysa in mustaqbalka Lionel Messi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII