DEG-DEG: Liverpool Oo Dalab 100 Milyan Ah Ka Gudbisay Xiddig Juventus Ah & Jawaabtay Ay Heshay Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab lama filaan ah oo aad u sareeya ka gudbisay xiddiga kooxda Juventus ee Federico Chiesa si ay u hesho xiddiga inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga Federico Chiesa ayaa soo jiitay indhaha Jurgen Klopp kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay tartankii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII