DEG-DEG: Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

Kooxda Liverpool ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca kooxda RB Leipzig ee Ibrahima Konate kadib markii ay bixisay lacagta lagu bur-burinayay heshiiska xiddiga. Kooxda Liverpool ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay wakhti Xiddiga Ibrahima Konate kaas oo xitaa ku baaxay qayb ka mid ah tijaabada caafimaadka. Wargayska Daily Mail iyo saxafiyiin u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII