DEG-DEG: Liverpool Oo Xajiisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Ibrahima Konate

Kooxda Liverpool ayaa xaaqiijisay in ay dhamaystirtay daafaca dhexe ee Ibrahima Konate kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda RB Leipzig. Liverpool ayaa sheegtay in uu xiddiga 22 jirka ah qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah haatana sugayo inta uu helayo warqada shaqada ee dalka UK. “Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ku biiro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII